Halkaan waxaad ka heli doontaa casharro iyo warbixinno ku saabsan technology-da iyo waxbarashada.
Waxaan diiradda saarayaa inaan idinla wadaago talooyin iyo casharro kaa caawin kara inaad si wanaagsan u fahamto technology-da cusub iyo inaad horumariso xirfadahaaga waxbarasho.
Hadafkeygu waa inaan kuu soo gudbiyo aqoon faa'iido leh oo waxtar u leh mustaqbalkaaga waxbarasheed.
Waxaad ka heli doontaa channel-ka:
1) Casharro ku saabsan barnaamijyo iyo apps waxtar leh
2) Tilmaamo ku saabsan sida loo isticmaalo teknoolojiyadda casriga ah
3) Talooyin waxbarasho oo kor u qaadaya fahamkaaga
4) courses free ah oo aqoontaada kor uqaadaya
Haddii aad xiiseyneyso technology-da iyo waxbarashada, fadlan subscribe gareyso Channel-ka!
Isku day inaad:
. inaad Subscribe garaysato kanaalka si aadan u seegin Muuqaalada cusub.
. inaad La wadaagto saaxiibadaada haddii aad ka hesho waxyaabaha aan soo bandhigo
WHATSAPP: +252617227894
Mahadsanid. 😊